Maqaallo Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay oo sheeganayo in uu isagu leeyahay;

Mashruuca Islamiga ee Soomaaliya oo nin waliba wadaantiisa u ritay oo sheeganayo in uu isagu leeyahay;

Allaa mahad leh, ammaan oo idilna Ilaah ayaa iska leh, qofkuu hanuuniyo ayaa hanuunsan, ninkuu lumiyana wax hanuunin karaa ma jiraan.…

 No Image

SHACABKII SOOMAALIYEED AFKUU FURTAYE, CADOWGII UMADDA MA QUUSTEY? By Wariye Lajecloow

Waxay ahayd wax aad looga naxo, lama filaana ku noqotay dhegaha iyo maskaxda bulshaweynta soomaaliyeed iyo tan caalamka ah markii la maqlay war dhiilo leh, kaasi oo sheegaya in la isku qarxiyey goob ku taala hoteel shaamo ee magaalada muqdisho, oo ay ka socotay xaflad si heer sare ah losoo agaasimey oo arday jaamacadeed lagu siinayey shahadooyinkoodii, iyaga oo soo gaba gabeeyey waxbarasho muddo qaadatey oo cilmiga caafimaadka lagu baranayey…

DEKADA MUQDISHO SHALAY IYO MAANTA !(Warbixin sawira wadata)

DEKADA MUQDISHO SHALAY IYO MAANTA !(Warbixin sawira wadata)

Dekedda Muqdisho oo ah Dekedda ugu weyn uguna tacab dhalin badan Dekedaha Soomaaliyeed waxaa la furay sanadkii 1977 ayadoo arrimaha Dekedda Muqdisho ay soo bilowdeen sanadkii 1964 una soo jiitameysay sababo kala duwan oo ay ugu horeysay midda Maalgelinta.…

 No Image

MUQDISHO MARXALAD ADAG, IYO MADAAFIIC AAN DHAMAAN.

MUQDISHO MARXALAD ADAG, IYO MADAAFIIC AAN DHAMAAN. Caasimada Dalka Soomaaliya ee Muqdisho Mudo 20 sano ah waxa ay ku jirtaa marxalad adag iyo Muran siyaasadeed oo aan is faham laheyn,oo ay usii dheer tahay is baa bi’in dhiig daadin, iyo collaad aan dhamaad laheyn. …

DHIBATOOYINKA ”ROADMAP” KU SHEEGGA KA DHALAN KARA (BY. DR. MOHAMED Y.

DHIBATOOYINKA ”ROADMAP” KU SHEEGGA KA DHALAN KARA (BY. DR. MOHAMED Y.

Waxaan hordhigayaa walaalaha soomaaliyeed ee ka damqanaya ama ay dhibayaan dhiigga iyo nabadgelya-xumida ka socda Soomaaliya iyo dhibaatada dabadheeratay ee 20-ka sano kor u dhaaftay ee ragaadisay Dalkeennii Hooyo. Arrimaha soo socda oo ah Dhibatooyinka uu soo kordhindoono mashruuc ku sheega cusub ee “Roadmap-ka” ee dawladda labada Shariif iyo Ina Gaas wataan…

Sports News
Messi oo kuguuleystay bilada shaqsiga ugu wanaagsan ciyaaraha ee Argentina

Messi oo kuguuleystay bilada shaqsiga ugu wanaagsan ciyaaraha ee Argentina

Xidiga aduunka iyo kooxda Barcelona Lionel Messi ayaa loo magacabay abaal marinta shasiga ugu wanaagsan ciyaaraha sanadka ee Argentina (Argentina's sports personality of the year) …

Luis Suarez Oo Ganaax Sideed Kulan Ah Kala Kulmay FA-ga Ka Dib Markii Lagu Helay Dacwadii Evra.

Luis Suarez Oo Ganaax Sideed Kulan Ah Kala Kulmay FA-ga Ka Dib Markii Lagu Helay Dacwadii Evra.

Weeraryahanka kooxda Liverpool Luis Saurez ayaa lagu ganaaxay sideed kulan iyo lacag 40 kun ginni ah, ka dib markii ay FA-ga ku heleen danbigii ahaa inuu hadalo cunsuriyad ah ku aflagaadeeyay daafaca Manchester United Patrice Evra bishii October kulankii Anfield ka dhacay.…